|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg: Shil Naxdin Leh Oo Dhacay Deegaanka Beer Magaalada Burco Iyo Khasaaraha & Dhimasho Iyo Dhaawac.
January 1, 2019 - Written by Editor:BURCO(W,N) Waxaa caawa fiidkii shil isku dhac laba gaadhi Uu ka dhacay Deegaanka magaalada beer ee magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Cisbitaalka magaalada burco ayaa lasoo gaadhiiyay dhimashada sideed ruux iyo laba kale oo dhaawaca Agaasimaha cisbitaalka iyo taliyaha qaybta booliska ayaa ka warbixiyay khasaaraha shilkan labada gaadhi HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSA,;
Related posts:Tartanka Xiftiga Quraanka Kariimka Ah Qaybta Hablaha Ee Shirkada Dahabshiil Maalgalishay Oo La Soo G... Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Ka Warbixiyey Waxa Uu Ku Salaysnaa Kulan Madaxwayn... DAAWO ;Wasiirada Maaliyada iyo Arimaha Dibada oo Si Iskumida Uga Hadlay Casuumad Balaadhan oo Ayku Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|