|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka oo Baadhis Ka Bilaabay Wasaarada Warfaafinta Somaliland (SAWIRRO)
January 25, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Saraakiil ka socota Xafiiska Hanti Dhawrka guud ee qaranka Somaliland ayaa galabta baadhis deg deg ah ka bilaabay wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland. Sidoo kale waxa ay saraakiishani ay waraaqo digniin ah iyo qufulo ay ku dhajiyeen Xafiiska maamulka iyo lacagaha iyo xafiisyada kale ee wasaaradaasi . Dhinaca kale Hanti dhawrka guud ee qaranka ayaa maalmihii u danbeeyay waxaa ay baadhis ka bilaabeen Wasaaradaha dalka iyo laamaha kala duwan ee dawlada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirada
Related posts:“Gabiley Way Ku Khasaartay Xisbiga Kulmiye Cay, Godob Iyo Tuhun Waxaan Ahayna Kama Ay Dhaxlin”Prof M... Madaxweynaha Jsl Oo kulan Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah La Yeeshay Wasiiru-dawlaha Horumarinta Iyo... Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Mahdigii Suugaanta Abwaan Cabdi Aaden Xaad (Cabdi Qays) M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|