|
|||||
WAJAALE NEWS
Wakiilka Xafiiska Hargaysa Ee Dawladda Ingriiska oo Kulan La Qaatay Baarlamaanka Somaliland
January 31, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wakiilka xafiiska Hargeysa ee dawlada Ingriisku u soo magacawday Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Gudida arrimaha dibada ee goleyaasha Guurtida iyo Wakiilada. Kulankan oo ay warbaahintu dibad joog ka ahayd markii uu soo dhamaaaday waxa faah faahin ka bixiyay Xildhibaan Cabdicasiis Ismaaciil Ducaale oo ka mid ah gudida arrimaha dibada ee golaha Wakiilada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|