London (WJN)- Barnaamijka dooda Jimcaha BBC-da ee Maanta ayaa waxa lagu faaqidayaa waxka bedelkii lagu sameeyay xeerka Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo uu ansixiyay baarlamaanka Soomaaliya islamarkaana gudoomiye looga dhigay qof ajaanib ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka dooda