|
|||||
WAJAALE NEWS
Tirada Dhimashada Doomihii Ku Degay Xeebaha Jabuuti oo Kordhay
January 31, 2019 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Laanta Qaramada Midoobey ee u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegtay in meydadka 52 qof laga soo saaray badda kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen dad muhaajiriin ah ay ku dageen xeebaha dalka Jabuuti. Ha’yadda IOM waxay sidoo kale sheegtay in 16 qof laga soo baadbaadiyay badda. Doomaha ayaa waxaa saarnaa rakaab xadh dhaaf ah, waxay ay dageen markii 30 daqiiqado kaddib ay kasoo dhaqaaqeen xeebaha deegaanka Godoria ee ku yaalla gobolka Obokh ee waddanka Jabuuti. “Dhacdadan masiibada ah waxay muujineysa khatarta ay galayaan muhaajiriinta tabaaleysan ee nolol wanaagsan doonka ah” ayay tidhi Lalini Veerassamy oo ka tirsan ha’yadda IOM. Related posts:Maxaa Isku Beega Soo Dhawaynta Farxada Galisa Gudoomiye Muuse Biixi Ee Bulshada Gobolka Gabiley Iyo... DAAWO; Wareysi Xasaasi ah Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Muxuuse Ka Yidhi Masuuliyi... DAAWO;-Adeegyo Caafmaad Oo Lagula Tacaalayo Xanuunka Kuududiye Oo Laga Fuliyay Xaafadaha Magaalada G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|