Taliyaha Qaybta Ilaalada Cashuuraha Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Qaybta Ilaalada Cashuuraha Somaliland oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Wajaale
January 7, 2019 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Taliyaha qaybta ilaalada cashuuraha Somaliland Gaashaanle dhexe Cismaan Xaashi Daahir oo mudooyinkii u danbeeyay kormeer ku marayay kastamada gobolada galbeedka, ayaa maanta kormeer ku tagay kastamka cashuuraha magaalada Tog Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS