|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Magaalada Wajaale Ka Bilaabay Olole Caafimaad oo Lacag La’aan Ah
January 19, 2019 - Written by Reporter:Tog Wajaale (WJN)- Wasiirka wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Wajaale ee xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socda Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka. Sidoo kale Wasiirada Caafimaadka Somaliland iyo Dowlad Deegaanka, ayaa u kicitimay Cisbitaalka magaalada Tog Wajaale oo maanta laga bilaabay adeegyo Caafimaad oo bilaasha ah oo ay iska kaashadeen Somaliland iyo Dowlad Deegaanku, Iyadoona lagu daawayn doono ku dhawaad 2,000 kun oo qof oo laga dawayn doono Xanuunada Indhaha iyo Maqaarka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Akhri Sababta Uu Madaxweyne Muuse U Tacsiyayn Waayay Alle Ha Unaxariistee Sheekhii Aaskisu Shalay Ku... Halkan Ka Akhri:-Madaxweyne Siilaanyo Oo Kala Qaaday Doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo Madaxtooyad... Madaxweynaha JSL Oo Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf Ugu Sameeyay Wakiilada Somaliland U Jooga Wadd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|