|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Magaalada Wajaale Ka Bilaabay Olole Caafimaad oo Lacag La’aan Ah
January 19, 2019 - Written by Reporter:Tog Wajaale (WJN)- Wasiirka wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Wajaale ee xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socda Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka. Sidoo kale Wasiirada Caafimaadka Somaliland iyo Dowlad Deegaanka, ayaa u kicitimay Cisbitaalka magaalada Tog Wajaale oo maanta laga bilaabay adeegyo Caafimaad oo bilaasha ah oo ay iska kaashadeen Somaliland iyo Dowlad Deegaanku, Iyadoona lagu daawayn doono ku dhawaad 2,000 kun oo qof oo laga dawayn doono Xanuunada Indhaha iyo Maqaarka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;Wafti Wasiiro Ah Oo Degmada Geed Balaadh Gaadsiiyay Gaadhi Surf iyo Dadwayanaha Oo xukuumada ... Awooda Qabiilka Oo Noqotay Burjiga U Wayn Ee Lagu Karaameeyo Wasiir Xirsi Kuna Hogaamiyo Wasiirada D... Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Finland Oo Baarlamaankiisa U Gudbiyay Mooshin Uu Ku Dalabanayo Aqoonsi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|