|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ramaax oo Si Adag Uga Hadley Mudo Kordhinta Loo Sameeyay Golaha Wakiilada, Eedo Culusna U Jeediyay Xukuumada
January 22, 2019 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa si adag uga hadley mudo kordhinta golaha Guurtida Somaliland u sameeyeen mudanayaasha golaha Wakiilada. Sidoo kale Siyaasi Ramaax ayaa soo bandhigay dhaliilaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoona mucaaridku ugu baaqay inay soo bandhigaan dhaliilahaas ay Xukuumadu leedahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Gudoomiye Cabdikariim Xinif, Muxuuse Ka Yidhi Guuldaradii X... “Waxa Halkan Igu Qabsaday In Gurigaygii La Dumiyay, Oo Inanka Ciise Layidhaa Iyo Qoyska Madaxwaynuhu... DAAWO ;Amiin Arts Oo Sawir Cajiib Ah Ka Sameeyay Xusbiyada Kulmiye Iyo Wadani+ Saadaasha Xiligan. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|