|
|||||
WAJAALE NEWS
Shaqaalaha Cisbitaalka Magaalada Kalabaydh Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Habdhaqanka Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka.
January 30, 2019 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Shaqaalaha ka hawlgala Cisbitaalka magaalada Kalabaydh ee gobolka gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay mushar la,aan haysata kuwaasi oo Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ku eedeeyay in uu dhagaha ka furaystay cabashadooda islamarkaana uu kaga baxay balan Qaadyo hore uu ula Galay, Shaqaalaha cisbitaalka Khadra Xayd oo mudo ku shaqaynayay mutadawacnimo ayaa dhanka kale sheegay in gabi ahaanba maamulka gabiley ka gaabsadeen tabashadooda iyagoo dhawr jeer usoo gudbiyay badhasaabka iyo maayarka gabileyba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|