”Sawirkii Kacaanka oo Kale Ayaa Muuqda..” Abwaan Yuusuf Shaacir | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
”Sawirkii Kacaanka oo Kale Ayaa Muuqda..” Abwaan Yuusuf Shaacir
January 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa ka hadley laba Abwaan oo ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi siyaabo kala duwan ay u xidhay, waxaana uu sheegay in mar marka qaarkood ay muuqato sawirkii dawladii kacaanka ee Siyaad Barre.

Sidoo kale Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa sheegay inuu ka xun yahay xadhiga labadaas abwaan, waxaana uu cadeeyay in ay banaanayd dariiq-yo kale oo loo mari lahaa hadii ay danbi galaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS