Sababta Geeska Afrika Saldhigyada Looga Samaynayo Iyo Somaliland!Warbixin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sababta Geeska Afrika Saldhigyada Looga Samaynayo Iyo Somaliland!Warbixin.
January 14, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wadamada reer galbeedka ayaa sanadihii ugu danbeeyay ku jiray tartanka ay ugu jiraan qaarada Africa iyo sidii ay saldhigyo milatari ay uga samaysan lahaayeen.

Dalalka qarada Africa ee ay reer galbeedku isha ku hayaan in ay saldhigyo milatari ka samaysanayaan ayaa waxaa safka hore kaga jira jamhuuriyada somaliland iyo dalka jabuuti oo xiligan ay degan yihiin wadamo badan oo ku leh saldhigyo ciidan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

https://youtu.be/SlIqnbJ4I0w

COMMENTS
LINKS