Qoys Cabasho Ka Muujiyay Guryahoodii oo Sharciyad Been Abuur Ah Loo Samaystay, Kana Waramay Xadhig iyo Tacadiyo Lagula Kacay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoys Cabasho Ka Muujiyay Guryahoodii oo Sharciyad Been Abuur Ah Loo Samaystay, Kana Waramay Xadhig iyo Tacadiyo Lagula Kacay
January 8, 2019 - Written by Reporter:

“Madaxweyne Dhexdaanu Kuu Xidhanay oo Waanu Kuu Ololaynay, Haween Waynahaagii Ayaanu Nahay ee Hoos Noo Eeg, Guryahayagii Ayaa Sharci Daro Nalagaga Qaaday oo 8 Bilood Ayaan Xaq Daro U Xidhnaa, oo Aan Maanta Sagaal Cudur Soo Qaaday”. Hooyo Faadumo.

Hargeysa (WJN)- Qoysas ku kala nool Somaliland iyo Jabuuti oo sanadihii u danbeeyay ka cabanayay cadaalad daro iyo tacadiyo ay kula kaceen laamaha garsoorka, ayaa cabasho ka muujiyay guri ay leeyihiin oo mulkiyad been abuur ah loo samaysaytay.

Sidoo kale Qoysaskan ayaa ka hadley xadhiga Hooyo ka mid ah qoyskan oo mudo sided bilood ah bilaa xukun ugu xidhnayd Saldhiga Dhexe ee Hargeysa, Halka Wiil ay walaalo yihiina uu xidhnaa salaba sano, Iyagoona Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu waxka qabto cabashadooda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS