Maxkamadda Degmadda Hargeysa oo Soo Bandhigtay Kiisaskii iyo Dacwadihii Kala Duwanaa Ee Ay Ka Garnaqday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamadda Degmadda Hargeysa oo Soo Bandhigtay Kiisaskii iyo Dacwadihii Kala Duwanaa Ee Ay Ka Garnaqday
January 7, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada Degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xasan (Beergeel) oo ay wehelinayaan gudida wanaag farista iyo xumaan reebista, ayaa soo bandhigay warbixin sanadeed ku saabsan kiisas iyo dacwadihii kala duwanaa ee Maxkamadaasi soo maray sanadkii aynu soo dhaafnay ee 2018-ka iyo dacwadihii ay ka garnaqday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS