|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Somaliland iyo Jaamacadda Beder oo Heshiis Kala Saxeexday
January 13, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha maxkamada dastuuriga ah Prof: Aadan Xaaji Cali ayaa maanta heshiis wada shaqayneed la saxeexday Jaamacada Beder. Ugu horayn waxa heshiiskan ay labada dhinac galeen faah-faahin ka bixiyay Guddoomiyaha Jaamacada Beder Mubaarik Ibraahim Aar. Dhinaca kale Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali ayaa isna dhankiisa ka warbxiyay heshiiskan ay la galeen Jaamacada Beder iyo waxaa uu u fududaynayo bahda Garsoorka dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Ciise Sheekh Muxumed Warsame Oo Si Adag Uga Falceliyay Hadal Dhawaan Suldaan Xasan Ku Duray ... Daawo Vedio Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland oo shir balaadhan la yeeshay afar shirkadood oo... Madaxweynaha Somaliland iyo Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya oo Ku Kulmay Addis Ababa iyo Nuxurka Waxyaab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|