|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti oo La Kulmay Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya
January 10, 2019 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geele, ayaa maanta qaabiley wefti ay hogaaminayso Wasiirka gaashaandhiga dalka Itoobiya Caasha Maxamed. Kulankan waxa Madaxweynaha Jabuuti ku wehelinayay Wasiirada Gaashaandhiga, Arrimaha Dibada, Wasiirka Madaxtooyada u qaabilsan arrimaha Maalgashiga iyo Taliyaha Ciidanka Gaashaandhiga, Iyadoona dhinaca Wasiirka Gaashaandhiga Itoobiya ay wehelinayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Milateriga dalkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;Cuqaasha, Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Gabiley oo tageeray mudo kordhinta loosamee... Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo La Kulmay Dhallinyaro Loo Carbinayo Hoggaaminta Wanaagsan oo Go... Wasiirka Beeraha Oo Casuumay Qurba Joogta Reer Allaybaday Iyo Muuse Biixi la horkeenay+ su,aalo uu ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|