“Madaxwayne Qado Aad Odayaal U Sameysay Ma Xalinayso Tabashada Beelaha”..Siyaasi Cabdilaahi Geeljire | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxwayne Qado Aad Odayaal U Sameysay Ma Xalinayso Tabashada Beelaha”..Siyaasi Cabdilaahi Geeljire
January 8, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Cismaan Jaamac (Geel Jire) ayaa dhaliilay kulankii maalintii shalay ahayd dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo qaar ka mid ah Waxgaradka Beelaha Garxajis.

Dhinaca kale Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire, ayaa sheegay in kulan qado ah oo Madaxweyne Muuse Biixi la qaato mid ka mid ah beelaha tabashada ka qaba Xukuumadiisa aanay dawo u ahayn tabashada Beelaha kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS