|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameed iyo Odayaal Cabasho Ka Muujiyay Shirkad Dahabka Ka Qoda Buuraha Gobolka Sanaag
January 20, 2019 - Written by Reporter:Ceerigaabo (WJN)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka, Cuqaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda Deegaanada waqooyiga magaalada Ceerigaabo, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shirkada ay sheegeen in deegaanada Buuraleyda waqooyiga Ceerigaabo ka wada qodida Macdanta iyo dahabka. Sidoo kale Madax-dhaqameedkan iyo Waxgaradka Waqooyiga Ceerigaabo, ayaa fariin cabasho ah u diray Madaxweynaha Somaliland iyo Badhasaabka gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Mudane Jamaal Cali Xuseen:Oo fariimo Isbarkan u Diray Xukuumada... Ciidamada Milatariga Oo Lasoo Dhoobay Wadooyinka Magaalooyinka Burco Ceerigaabo Iyo Laascaanood+Xaal... “Shacbi Waynaha Somaliland Waxaan Leeyahay Maalmaha Adag Waxaa Loo Baahan Yahay In Dhibta Dhacda Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|