Hargeysa (WJN)- Wasaarada hawlaha guud dhulka iyo Guryaynta Somaliland, ayaa ka hadashay Xaalada Caafimaad ee Wasiirka Wasaaradaasi oo xaalad Caafimaad u jiifa.
Agaasimaha waaxda dhulka iyo guryaynta ee Wasaarada Hawlaha guud Eng: Maxamuud Maal Cali, ayaa ka warbixiyay xaalada Caafimaad ee Wasiir Qambi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka