|
|||||
WAJAALE NEWS
“Laba Xisbi Hadii Ay Go’aansadaan Inay Ka Tashadaan Boqolkiiba Konton Shacabka, Waddanina Daawade Ka Noqon Maayo..”Guddoomiye Cirro
January 17, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo wareysi siiyay idaacada BBC-da ayaa waxa uu sheegay in hadii ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ay ku tashadeen in masiirka Somaliland ay kaligood ka taliyaan oo doorasho kaligood galaan in la kala tashan doono oo aanu xisbiga Waddani daawade ka noqon doonin doorasho u gaar ah labadaas xisbi Dhinaca kale Guddoomiye Ciro ayaa sheegay in Somaliland ay ku sii socoto nidaamka kali taliska taasina ay horseed u noqon doonto dhawac ku yimaada Nabad galiyada iyo xasiloonida Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Nuxurka; Qoddobo Lix ah Oo Kasoo Baxay Wada-hadalladii Somaliland Iyo Somalia Uga Socday Dalka Djibo... Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Toos ah Ula Hadlay Qaarkamid ah Garaadada Laascaanood ku su... Wasiirka Arrimaha Dibadda Waddanka Qatar Oo Muqdisho Soo Gaadhay Iyo Ammaanka Oo Si Weyn Loo Adkeeye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|