|
|||||
WAJAALE NEWS
“Laba Xisbi Hadii Ay Go’aansadaan Inay Ka Tashadaan Boqolkiiba Konton Shacabka, Waddanina Daawade Ka Noqon Maayo..”Guddoomiye Cirro
January 17, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo wareysi siiyay idaacada BBC-da ayaa waxa uu sheegay in hadii ay labada xisbi ee Kulmiye iyo Ucid ay ku tashadeen in masiirka Somaliland ay kaligood ka taliyaan oo doorasho kaligood galaan in la kala tashan doono oo aanu xisbiga Waddani daawade ka noqon doonin doorasho u gaar ah labadaas xisbi Dhinaca kale Guddoomiye Ciro ayaa sheegay in Somaliland ay ku sii socoto nidaamka kali taliska taasina ay horseed u noqon doonto dhawac ku yimaada Nabad galiyada iyo xasiloonida Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; “Nimanka Wasiirada Ah Ee Qaylinaya waxaanu Leenahay Sidaas ayay Ku laalnaanaysaa In Haamaha L... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Reer Ceerigaabo Goob Fagaare ah Kala Hadlay! Halkan Ka Dhegayso La Taliyaha Madaxweynaha Ee Gobolada Barriga Somaliland Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|