Dhaqaale Loo Uruurinayo Haweenka Murashaxiinta Ee U Tartamaya Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhaqaale Loo Uruurinayo Haweenka Murashaxiinta Ee U Tartamaya Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka
January 6, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Waxaa magaalada Hargeysa maanta ka furmay shir balaadhan oo lagaga hadleyay sidii qaadhaan dhaqaale loogu uruurin lahaa Haweenka murashaxiinta ah ee u tartamaya Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS