|
|||||
WAJAALE NEWS
Hargeysa: Dareenka Hooyooyin Ganacsigoodii Laga Burburiyey
January 20, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Dawlada hoose magaalada Hargeysa, ayaa maanta bilowday hawlgal ay ku rarayso suuqyada Hargeysa gaar ahaan meheradaha soo galay wadada iyo ganacsatada yaryar ee garab raratada loo yaqaano. Dhinaca kale Hooyo wadada dhinaceega ku iibin jirtay bagaash yaryar oo saran kaariyoone, ayaa sheegtay in ay saaka ku waaberiisatay iyadoo dawlada hoose qaatay kaaryoonihii ay ku ganacsan jirtay oo ay ku jiraan bagaashkii ay ka ganacsan jirtay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Ururka Miskiin Kalkaal Oo Raashin Uqaybiyay Dadka Danyarta Ah Ee Xaafada Ibraahim Koodbuur Ee Magaal... “Qaranku Muu Jabin, Ciidankeenuna Muu Jabin, Ee Marka Arimahan Oo Kale Ay Dhacaan, In Isbedel Yimaad... “20Sano Ayuu Gudoomiye Ahaa, Xilkiisu Madhamaado Miyaa, Waynu Ogayn Wuxu Ku Sameeyay Kuwii Xisbigiis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|