Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja oo Taliyaha Ciidanka Booliska Ka Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland Ee Solja oo Taliyaha Ciidanka Booliska Ka Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay
January 19, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa Taliyaha Ciidanka Booliska ka difaacay eedaymo uu u soo jeediyay Abwaan Cali Seenyo oo ah maamulka Telefiishanka Saab oo laga hor joogsaday in uu Somaliland soo galo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS