|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Gobolka Sool Oo Xilkaasi Bogaadiyay
January 1, 2019 - Written by Wariye:
“runtii aad ayaa ugu faraxsanahay in la ii magacaabo gobolka sool oo ah runtii gobolada ugu barisan deegaanada somaliland runtii aad ayan ugu faraxsanahay waanan soo dhawaynayaa xilka cusub ee madaxwayanaha somaliland ii igmaday”
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye:Akadir Habane Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|