Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Ka Hadlay Sharciyo Ay Gaynayaan Golaha Wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Baanka Dhexe oo Ka Hadlay Sharciyo Ay Gaynayaan Golaha Wakiilada
January 2, 2019 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac “Baqdaadi”, ayaa ka hadley sharci ay gaynayaan golaha Wakiilada, Isagoona sheegay in ay ku rajo wayn yihiin in goleyaasha sharci dejintu ay meel mariyaan ugu yaraan 6 xeek oo waxka tari doona in dalka laga furto Bangiyo oo dhaqaalaha wadanku kobco.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/l1NL2cA7oTg

COMMENTS
LINKS