Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Beeraha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Joogtada Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Beeraha
January 7, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka wasaarada hormarinta Beeraha Axmed Muumin Seed, Iyagoona ka dhagaystay warbixin ku saabsan waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS