Gudida Beelaha Garxajis oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxwayne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Beelaha Garxajis oo Eedaymo Culus U Jeediyay Madaxwayne Muuse Biixi
January 6, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddida beelaha Garxaajis oo maanta shir jaraa,id qabtay ayaa eedeymo culus u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Iyagoona ku eedeeyay in uu faro galin ku hayo Beelwayntaaasi.

Dhinaca kale Gudidan Beelaha Garxajis ayaa sheegay in mudadii halka sano ahayd ee Madaxweyne Muuse Biixi ku fashilmay fashilmay hogaaminta dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS