Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa ka hadley sida uu u arko mudo kordhintii maalintii shalay ahayd golaha Guurtidu u sameeyeen golohooda.
Dhinaca kale guddoomiyaha golaha Wakiilada ayaa ka hadley rajada uu ka qabo in doorashada golaha Wakiilada wakhtiga loo qoondeeyay ay ku qabsoonto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo maanta soo saaray war-saxaafadeed, ayaa waxaa uu isku bedel iyo magacaabis uu ku sameeyay gudi hoosaadyada ay ka kooban yihiin golaha Wakiilada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka https://youtu.be/7yLEMlECHvw
In "WARAR"
HARGAYSA(W,N)- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland baashe maxamed faarax ayaa sheegay kadib markii ay madaxdhaqameed ka codsadeen in uu ka noqdo dacwad uu ku oogay siyaasi ramaax cali hasye oo mudo 4afarmaalmood ah xidhan, Gudoomiye baashe ayaa shaaciyay in uu aqbalay codsiga madaxdhaqameedka islamarkaana uu gabi ahaanba la laabtay dacwadii uu…
Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa bogaadiyay safarkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hogaaminayay ay ku tageen Jamhuuriyadda Guinea Conakry. Dhinaca kale, Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa kale oo uu digniin u daray maamulka Soomaaliya oo uu sheegay inay faragelin ku…