|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamadda Sarre Somaliland oo Soo Bandhigay Kiisaska iyo Dacwadihii Sanadkii Tagay Soo Galay Maxkamadaha Dalka
January 18, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga ah Prof: Aadan Xaaji Cali Axmeed, ayaa ka warbixiyay tirada kiisaska iyo dacwadihii sanadkii tagay soo galay Maxkamadaha dalka. Sidoo kale waxa uu guddoomiyaha Maxkamada sare sheegay in 350 xubnood oo ka tirsan bahda Cadaalada iyo Garsoorku ay heleen waxbarasho iyo aqoon korodhsi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Dadwaynaha Reer Borama Mudaharaad Kaga Jawaabay Hadalo Deelqaafa Oo faysal Cali Waraabe Ku We... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Hargeysa Ku Soo Laabtay Ka Dib Safar Hal Maalin Ah Uu Ku Ta... WAR Deg-Deg AH; Imtixaankii Shaqo Qaran Oo Hore Loo soo Dhigay Iyo Wakhtiga Rasmiga ah Oo lagu dhawa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|