|
|||||
WAJAALE NEWS
Goobaha Qadiimiga Ah Ee Gobolka Gabiley iyo Mucjisooyinka Qoraaladaa Ku Xardhan
January 11, 2019 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Labaatankii sano ee ugu dambeeyay goobo badan oo taariikhi ah ayaa laga helay Somaliland. Waxaa haatan jira in ka badan boqol goobood oo ay ugu caasan tahay Dhagax Guure oo laga helay dhagxaan ay sawirro ku xardhan yihiin. Sidoo kale deegaanka Dhagax Guure oo ka tirsan magaalada Arabsiyo ee gobolka Gabiley, ayaa waxaa laga helay dhagaxaan ay sawirro ku xardhna yihiin, kuwaas oo noqday astaan ay Somaliland caan ku tahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO: Musharaxa Madaxwayne Ku-xigeen Ee Wadani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Soo Maray Goo... DAAWO;Afhayeenka Madaxtooyada Oo Siqoto Dheer U Sharaxay Doorka G,Gabiley ku leeyahay Dib u Dhiski... Suldaanka Guud Ee Beesha Habar Awal Oo Sheegay In Aanay Doorashadu Dhaafaynin Wakhtigii Lagu Heshiiy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|