Ganacsato Cabasho Ka Muujiyey Dekedda Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ganacsato Cabasho Ka Muujiyey Dekedda Berbera
January 8, 2019 - Written by Reporter:

Burco (WJN)- Gudida ganacsatada gobolka Togdheer oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Burco, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cashuuro lagu kordhiyay koontiinarada Dekeda Berbera, Iyagoona ugu baaqay masuuliyiinta koontiinaradaasi inay joojiyaan cashuurahaasi maadaama ay waxyeelayso ganacsiga iyo dadka danyarta ah ee reer Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS