Gabaygii Abwaan Cabdiraxmaan Abees Lagu Xidhay oo Hees Laga Sameeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gabaygii Abwaan Cabdiraxmaan Abees Lagu Xidhay oo Hees Laga Sameeyay
January 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gabaygii dhawaan lagu xidhay Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Abees ee uu ku dhaliilay Xukuumada, kuna soo bandhigay tacadiyada ka jira Xabsiyada Somaliland, ayaa laga sameeyay Hees uu ku luuqaynayo Fanaanka Sir Mohamuud Omar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS