Dufcadii 30Aad Ee Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Qalin Jabiyay Dugsiga Tobabarada Mandheera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dufcadii 30Aad Ee Ciidamada Booliska Somaliland oo Ka Qalin Jabiyay Dugsiga Tobabarada Mandheera
January 24, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa maanta si wada jir ah dugisga Ciidamada ee magaalada Mandheera ee Lixle ay tobabar ugu soo xidheen dufcadii 30aad ee ka soo baxda dugsigaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS