Dowladda Soomaaliya Oo Dalka ka Eriday Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowladda Soomaaliya Oo Dalka ka Eriday Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom Iyo Sobobta!
January 1, 2019 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N) Dowlada Soomaaliya ayaa  warsaxafadeed ku  sheegtay in dalka laga mamnuucay islamarkaasina uu ku xadgudbay siyaasada dalka Soomaaliya ergeyga qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom.

Warsaxaafadeed Oo goor dhawayd ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee soomaaliya ayaa lagu sheegay inaan loo baahnayn wakiilkaasi, waxaanay dawladu ku eedaysay inuu fara galiyey arimo la xidhiidha madax banaanida dalka soomaaliya.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya Ayaa u dhignaa Sidan:

COMMENTS
LINKS