Diyaarad Siday Dawooyin Dhacay oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Diyaarad Siday Dawooyin Dhacay oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa
January 7, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Hay”adda Dhowrista tayada Somaliland Muuse Xasan Xaaji Yuusuf, oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa soo bandhigay Diyaarad siday kiniino dhacay oo ay ku qabteen garoonka Diyaarada Hargeysa ee Cigaal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS