|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhulkii Marxuum Cigaal oo La Boobay iyo Qoyskiisa oo Fariin Cabasho Ah U Diray Madaxweyne Muuse Biixi
January 25, 2019 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Xubno ka mid ah qoyskii ale ha u naxariistee Madaxweynihii labaad ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhul ay leeyihiin oo ay sheegeen in guri looga dhisayo Badhasaabka gobolka Saaxil. Dhinaca kale xubnahan ka mid ka ah qoyskii marxuum Cigaal, ayaa waxa ay fariin cabasho ah u direen Madaxweyne Muuse Biixi, Iyaagoona ugu baaqay in uu dhulkooda la boobay u soo celiyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Maxkamada Darajada Koowaad Ee Ciidamada Jsl Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Eedaysanihii Dhawaan Askariga K... Ehelada Marxuum Cali Khaliif Oo ka Hadlay Natiijadda Ka Soo Baxday Baadhitaan Labaad Oo Lagu Sameeya... Halkan Si Toosa Uga Daawo Shirweynaha 6aad ee Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye Oo Saaka Si Habsamiya Uga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|