Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya oo Olole Caafimaad Ka Fulinaya Magaalada Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya oo Olole Caafimaad Ka Fulinaya Magaalada Wajaale
January 14, 2019 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Wasiirka wasaarada hormarinta Caafimaadka Somaliland dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa ku dhawaaqay olole caafimaad oo Indhaha iyo Maqaarka ah oo ay iska kaashanayaan dawladaha Somaliland iyo Itoobiya.

Sidoo kale Wasiirka horumarinta Caafimaadka ayaa waxa uu sheegay in ololahaas Caafimaad uu ka fuli doono Cusbitaalka magaalada Tog Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS