Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf oo khudbad ka jeediyay daah-furka ololaha qaran ee dhiig bixinta, ayaa xusay inay lagama maarmaan tahay dhiig shubistu, taasi oo uu sheegay inay dadku baahi badan u qabaan wakhtigan inay helaan dhiigaga keyda oo goorwalba la heli karo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka