DAAWO; Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag ka bixiyay Eedo Xisbiga Wadani Usoo Jeediyay, Sheegayna In Ay Diyaar Uyihiin Iska CaabinTooda, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Ucid Oo Jawaab Adag ka bixiyay Eedo Xisbiga Wadani Usoo Jeediyay, Sheegayna In Ay Diyaar Uyihiin Iska CaabinTooda,
January 29, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Masuul katirsan xisbiga caalada iyo daryeelka ee ucid ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo ay xubno katirsan oo mudooyinkii udibeeyay dhaliilo xoogan usoo jeediyay gudoomiye faysal cali waraabe,

Sidoo gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga ucid ayaa sheegay in xubnahan faysal cali waraabe dhaliilaya usoo diro gudoomiye cirro

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

 

COMMENTS
LINKS