DAAWO; Xisbiga Kulmiye Oo Ka Warbixiyay Kulankii Golaha Guurtida Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen,
January 16, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo kamida hogaanka sare ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka warbixiyay kulan ay wada yeesheen gudida loo xirsaaray mudo kordhinta ee golaha guurtida