|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Wasaarada Arimaha Gudaha ku Eedeeyay In Ay Jabisay Xeerkii Wada Shaqaynta Golayaasha,
January 8, 2019 - Written by Editor:Gabiley(W,N) xildhibaan buraale mawliid ookamida golaha deegaan degmada gabiley ayaa wasaarada arimaha gudaha ku eedeeyay in ay jabisay xeerka wada shaqaynta ee golayaasha deegaanka kuna kacday talaabooyin sharciga gaf ku ah Sidoo kale xildhibaan buraale ayaa maayarka gabiley ku dhaliilay xil gudasho la,aan Dhanka kale xildhibanka ayaa tilmaamay in badhasaabka gobolku yahay mid ku meel gaadha Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan; Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Amar Culus Dul Dhigtay Shirkadaha Dalka keena Shidaalka Iyo Nooca La Faray I... “Musharixiinta Kala Duwan Ee Tartamaya Waxaan Leeyahay Si Fiican Oo Nadiifa U Tartama”Suldaan Aadan War Deg Deg Ah:Roobaba Cabsi Galiyey Dadka Ku Nool Gobolka Sool Oo Ka Da,ay 24Sacadooda Ee Lasoo Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|