DAAWO; Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay, Kana Warbixiyay Safarkiisa.
January 5, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Yasiin maxamuud xiir faratoon  ayaa lagu soo dhaweeyay madaar cigaal ee caasimada hargaysa.

Wasiirka arimaha dibada ayaa mudo ku maqnaa safar shaqo oo uu kusoo maray wadamo dhawr ah isagoo ka warbixiyay waxyaabihii usoo qabsoomay.

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS