|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Madaxwayne Mustafe Cagjar, Muxuuse Ka Yidhi Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Oromada?
January 2, 2019 - Written by Editor:Jig jiga(W,N) Madaxwaynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga waramay waxyaabaha uqabsoomay mudadii uu xilka hayay. Sidoo kale Madaxwayne cagjar ayaa ka warbixiyay dagaalo ka dhacay xuduudaha ay somalida wadagaan Qoomiyadaha kale Dhanka kale Madaxwayne Cagjar ayaa wax laga waydiiyay xaaladaha ka taagan deegaanada somalida itoobiya iyo arimo kale oo door ah; Halkan Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Oo Faah Faahsan;
Related posts:“Muuse Biixi Wuxu Arinkii Doorashada Ka Baxay Markii Uu Ogaaday In Aanay Jirin Fursad Uu Doorashada ... Kal-fadhigii 16-aad Ee Golaha Wasiirada Somaliland oo Lagu Gorfeeyay Tayeynta horumarinta Waxbarasha... Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Saxaafadda Ka Difaacay Dacaayad Kaga Timid Jilayaal La Kireysto COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|