|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wakiilka Qaramada Midoobay Haysom Miyuu Sii Wadanayaa Shaqadiisa Muqdisho?Warbixin!
January 3, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) wakiilka Qaramada Midoobay ujooga somaliya ee dhawaan xukuumada mudisho Eriday Ayaa khudbad ka jeediyay xarunta QM Isaga oo ka hadlay arimo door ah. gabi ahaana aan soo hadal qaadin khilaafka soo kala dhex galay Maamulka Madaxwayne Farmaajo. Sidoo kale wakiilka qaramada midoobay ayaa siqotodheer uga hadlay xaalada somaliya iyo khilaafka maamul goboleedyada. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warbixin Laga Diyaariyay Arintan; https://youtu.be/Ns6O2Why0yc
Related posts:“Ilaahay Waxaan Ka Baryayaa, Maxamed Kaahin In Masab Danbe Oo Uu Umadda Uqabto Ay Ugu Danbayso, Kaa ... DAAWO; Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka Ee Xisbiga Wadani Oo Khudbad Shacabka Ididiilo Galisay Ka Jeediy... DAAWO;-Abwaan Daaha Gaas Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Diidan Yahay In Beeshoodu Iska Sharaxdo Gobo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|