DAAWO: Wakiilka Qaramada Midoobay Haysom Miyuu Sii Wadanayaa Shaqadiisa Muqdisho?Warbixin! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wakiilka Qaramada Midoobay Haysom Miyuu Sii Wadanayaa Shaqadiisa Muqdisho?Warbixin!
January 3, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) wakiilka Qaramada Midoobay ujooga somaliya ee dhawaan xukuumada mudisho Eriday Ayaa  khudbad  ka jeediyay xarunta QM Isaga oo  ka hadlay arimo door ah. gabi ahaana aan soo hadal qaadin khilaafka soo kala dhex galay Maamulka Madaxwayne Farmaajo.

Sidoo kale wakiilka qaramada midoobay ayaa siqotodheer uga hadlay xaalada somaliya iyo khilaafka maamul goboleedyada.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warbixin Laga Diyaariyay Arintan;

https://youtu.be/Ns6O2Why0yc

 

COMMENTS
LINKS