DAAWO; Waddani Oo Booqday Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xaalad Cafimaad U Jiifa Dhakhtar Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waddani Oo Booqday Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xaalad Cafimaad U Jiifa Dhakhtar Iyo fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi!
January 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Canter oo kamida  hogaanka sare ee xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa booqday wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Cabdirashiid Ducaale Qanbi oo Xanuun kusoo booday dartii  xaalada caafimaad ujiifa dhakhtarka .

Sidoo kale xubnahan ka socday xisbiga wadani ayaa fariin culus diray madaxwayne muuse biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS