|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ururka Qareenada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Iyo Tacadi La Gula Kacay Abwaano,Saxafiyiin Iyo Dad Shacab Ah +fariinta Madaxwaynaha.
January 20, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Ururka Qareenada Somaliland ayaa si adag uga hadlay xadhig, cabudhin mudooyinkii udnabeeyay ay xukuumada kula kacday abwaano, saxafiyiin iyo dad shacab ah Ururka qareenada ayaa talaabooyinkaasi ayxukuumada ku xidh xidhay shacabka kala duwan oo iyagu firkirkooda cabiray Sidoo kale qareenada ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu tacadiyadaasi wax ka qabto; Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Gudoomiyaha Ururka Qareenada SOLLA oo munaasiba Ciida fidriga Awgeed Hambalyo Udiray Shacabka Soma... Ururka Qareenada Somaliland (Solla) Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Bahda Garsoorka Ee uu ka Baxay Marxu... TOOS UDAAWO;-Munaasibada Xuska 62 Guurada Maalintii Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortooyada In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|