Arabsiyo (WJN)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka hadlayay madal kulmisay Madax-dhaqameedka gayiga Somaliland, ayaa ereyo kaftan iyo duur xul siyaasadeed isugu jira u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoo si gaara fariin culus u faray Madax-dhaqameedka Beesha Madaxweynaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka