|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mareeyaha Shirkada Gaafane Power Oo Wasiirka Macdanta &Tamarta Ku Eedeeyay In Aanu Shirkadaha Laydhka Dhex U Ahayn+Fariinta Uu Xukuumada Udiray!
January 5, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Mareeyaha shirkada laydh ee Gaafane Electric Power ayaa eedo culus ujeediyay Wasiirka macdanta iyo matarta oo ay shegeen in aanu shirkada laydhka dhex u ahayn islamarkaana uu cid gaara gacan siinayo Sidoo kale maamulka shirkada gaafane ayaa shirkada sompower ku eedeeyay in ay wado dab fidin an sharci ahayn. Isagoo dhanka kale maareeyaha gaafane uu ku hanjabay in ay iyagu bilaabayaan fidinta laydhka. Hallkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:Falanqaynta Miisaaniyadda 2018; Kharashaadka Madaxtooyada Iyo W, Maaliyadda Oo Ka Badan Dhamaan Kh... Daawo:Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Kulan Uu La Qaatay Madaxda Khaatumo DAAWO. Maayirka Borama Oo Tahli Kari Waayay In Uu Qabto Kalfadhigii Golaha Deegaanka Iyo Dareenada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|